På somaliska: Guriga joog haddii aad xanuusanayso

Guriga joog haddii aad xanuusanayso
Gurigaaga ka joog shaqada ama iskoolka haddii aad dareemayso xanuun oo leedahay diif, qufac ama xummad. Markaasi khatar ma gelinaysid in dadka kale cudur ku faafo. Tani waxay khuseysaa xitaa haddii aad dareemayso xanuun aad u yar.

Guriga joog ilaa iyo inta aad dareemayso inaad xanuusanayso. Haddii xaaladaadu sii xumaato oo aanad isku dabari karin daryeelka gaarka ah ee guriga waxaad wici kartaa 1177 si loo helo talo-bixinta daryeelka bukaanka (kuna qoran Iswiidhish iyo Ingiriisi).

Sug ugu yaraan laba maalmood ka dib markaad caafimaado ka hor intaanad dib ugu noqon shaqada ama iskoolka.

Dadka gaboobay waxay khatar weyn ugu jiraan inay aad u xanuusadaan. Sidaas darteed waxaa muhiim ah in iyadoo aan loo baahnayn la booqdo dadka ku jira isbitaal ama hoyga dadka gaboobay. Booqashooyinka noocaas ah iska dhaaf. Adigaaga ka shaqeeya daryeelka dadka gaboobay maaha inaad tagto shaqada haddii aad leedahay qufac ama hargab.

U feejignow calaamadaha covid-19
Calaamadaha cudurka covid-19 waa ugu horeyn xummad iyo qufac. Xitaa dhibaato neefsiga ah, cuno xanuun, madax xanuun, xanuun muruqyada iyo laabatooyinka ah waa calaamado caadi u ah. Dadka badankooda dhibtu waxay noqotaa mid khafiif ah taas oo keligeed iskaga dhamaata iyadoo qofku isku daryeelo gurigiisa. Dadka qaarkood si khatar ah ayay u xanuusadaan tusaale ahaan dhibaatooyin in la neefsado iyo barar sambabada ah. Haddii aad dareento mid ka mid ah calaamadahan waa inaad iska dhaafto inaad la kulanto dad kale.

Badanaaba dhaq gacmaha
Maadooyinka faafiya faayraskan waa kuwa aad u faafiya cudur oo si fudud u qabsada gacmaha. Waxay sii faafaan marka aad qof gacanta ku salaanto. Sidaas darteed waa inaad badanaaba gacmaha ku dhaqdo saabuun iyo biyo diiran, ugu yaraa 20 il-biriqsi.

Mar kastaba dhaq gacmaha markaad timaado guriga ama markaad timaado shaqadaada ahna ka dib markaad dibeda ku maqnayd, ka hor xilliga cuntada, xilliga la samayo cunto iyo marka musqusha/suuliga laga soo baxo ka dib. Alkoosha gacmaha waxay baddel u ahaan kartaa marka aanad fursad u haysan inaad gacmaha dhaqdo.

Ku qufac oo ku hindhis laabtada gacanta
Markaad qufacdo ee hindhisto waxaa faafa dhibco yar yar lehna maadooyinka cudurka faafiya kuwaas oo faafin kara faayraska. In lagu qufaco laguna hindhiso laabtada gacanta ama masarka warqada ee sanka waxaad kaga hortagaysaa in cudur faafintan ay ku faafto hareerahaaga ama gacmahaaga. Mar kastaba masarka warqada ee sanka ku tuur dembiilka qashinka oo gacmaha dhaq.

Iska ilaalin inaad taabato indhaha, sanka iyo afka
Cudurkan wuxuu ku faafaa dhanka xuubabka jilicsan ee indhaha, sanka iyo afka. Sidaas darteed iska ilaalin inaad taabato indhaha, sanka iyo afka.

kala xiriir lambarkan ururka caafimaadka 1177

Inställningar för cookies
Vår webbsida använder cookies för att hemsidan och våra tjänster ska fungera som de ska. Cookies hjälper oss att förbättra användarvänligheten för dig som besökare, och därför är vissa cookies nödvändiga för att webbsidan ska vara fullt fungerande. Nedan kan du läsa mer om våra cookies och vilka som är valbara.
Inställningar för samtycke
Inställningar för samtycke
Nödvändiga cookies
Dessa cookies används då våra besökare använder en funktion på vår webbplats och är nödvändiga för att webbplatsen ska fungera fullt ut. Dessa cookies kan därför inte stängas av. Cookies används exempelvis då du fyller i ett formulär eller skapar ett konto och lagrar ingen personlig identifierbar information.
Prestanda cookies
Denna typ av cookie hjälper oss att följa antal besök på vår webbsida och hur våra användare hittade till oss. Vi använder cookies till att mäta och analysera för att exempelvis kunna förbättra användarvänligheten på vår webbplats. Vi kan med hjälp av våra insamlade cookies analysera hur användaren navigerar på webbplatsen, och ta bort irrelevanta sidor och information för att skapa ett så användbart material för våra kunder som möjligt. Den information som vi sparar är exempelvis vilka produktsidor som du besöker.
Marknadsföring
Dessa cookies används för att kunna analysera hur vi kan marknadsföra våra produkter och tjänster. Insamlingen av cookies kan exempelvis hjälpa oss att anpassa annonser till våra besökare baserat på dess tidigare användning av våra tjänster.